Hadii Nimcaan Lagu Xidho Magaalada Boorama Somaliland Sii Shaqayn Mayso Reer Awdal Aya Sidaa Yidhi

BOORAMA- Magaalada Boorama Maanta Waxaa Ka Dhacay Mudaharaad Looga Soo Hor Jeedo Xadhig Ay Damacsanyihiin Ciidamada Gobolka Awdal Inay Kula Kacaan Fanaanka Caanka Ah Ee Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac

Sawirka Mudaharaadka Maanta


Comments