18 may iyo 2016

waxa bilowgeedii laga joogaa muddo 25 sanno ah waxaana is baddalay hababkii loo xusi jiray
waxa ay ku taariikhaysantahay markii ay somaliland oo waqooyiga ka ahayd dowladii soomaaliya ay sheegtay inay ka go'day maalintaasi oo ay dadkii ka soo jeeday dhulkii waqoyiga somaaliya ay ku shireen magaalada burco oo ahay halkii loogu wan qalay maamul taagtiisu aanay aad u waynayn oo loogu magac qalay somalilaan waxana shirkaasi la qabtay maalintii 18 may 1991 waxaana ay umadaasi halkaa ku shira ay ku heshiiyeen inay qaataan mowqif mid ah kaasi oo noqday in la hareer istaago dowdal dhalad ahayd oo loo soomaalilaan loo bixiyay 
waxa ay noqotay inay sameeyaan dhiska ciidamada oo ah bu'da dowladnimo.











18 may ayaa ah maalin ay dadka ku nool gobalada somal;ilaan uga duwan maalmaha kale iyada oo aad ku arkayso inay ku labisan yihiin calanka somalilaan

waxa jira dhaqdhaqaaq kabadan iyo in magaalooyinka laga maqlo heesaha calanka astaanta u ah soomaalilaan iyo kuwo loo qaado xuska maalintani
waxa ay dadka qaar sheegaan in ay maalintani tahay maalin la burburiyay calankii iyo dowladii soomaaliyeed oo ay ku tilmaamaan inay ahayd mid ku tilmaamaan inay ahay libaaxa africa amaba dowladaha ugu awooda badanleh.
dadka dagan ayaa iyaguna waxa ay maalintaasi u tahay farxad iyo ciid iyada oo lafasaxo dugsiyada xarumaha dowlada iyo dhamaanba dadka oo iskugu soo baxa fagaarayaasha

qalinka ABDIQADIR MOHAMED 
              ABDIQAADIR EL DIIDII

Comments