Muuse Biixi oo ka hadlay siyaasadda Somaliland iyo Soomaaliya.

http://www.bbc.com/somali/war-37662969
Dhawaan ayay ahayd markii siyaasiyiin ka tirsanaan jiray xukuumadda Somaliland iyo weliba xisbiga talada haya ee Kulmiye ay ku bireen xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Waxay horay u diideen doorashadii loogu doortay Muuse Biixi inuu xisbiga musharrax madaxweyne u noqdo.
Haddaba waxaa baryahan dalka Ingiriiska ku suganaa wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo, uuna ka mid yahay Muuse Biixi.
Weriyaha BBC Cabdiraxamaan Bidhaan Xaaji Daahir ayaa studiyaha BBC ee London ku wareysatay Muuse Biixi, ugu horreyna weydiyey ujeedadada socdaalkiisa.

Comments