Aar Farmaajo Iigeeya Oo Maanta Mar-Kale Madaxtooyada Lagu Soo Dhaweeyay

Cabdullahi Maxamuud Cismaan ( Daanyeeroow) oo loo yaqaano  AR FARMAAJO II GEEYA, waxa uu maanta joogaa   madaxtooyada Soomaaliya

Sawirkani Ayaa Waxa Daanyeerow Ka Soo Xigtay Nin Lagu Magacaabo Abdirizaaq Xaaji Atoosh

Ninkani Ayaa Ay Tahay Markii Labaad Ee Uu Villa Somalia Tago Tan Iyo Intii La Doortay Madaxweyne Farmaajo.

Abdikadir Diidii Boorama

77diidii@gmail.com

Comments