BREAKING NEWS:- Kooxda Fannaniinta Xiddigaha Geeska Oo Goordhawayd Gaadhi La Dhacay,Maxaa Khasaaro Jira?


Somaliland(ADN):- Kooxda Fanaaniinta Ee Fadhigoodu Yahay Hargaysa Somaliland Ayaa Waxa La Dhacay GaadhinAy Wateen.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay gaadhigan la dhacay kooxda Fanaaniinta ah, hasayeeshee waxa lagu soo waramayaa in iyaga oo ku sii jeeda dhinaca galbeed ee magaaladda Hargeysa isla markaana socdaal ugu soo baxayay gobolada Galbeedka uu la dhacay Gaadhigii ay saarnaayeen.

Comments