Dadkii Maanta Qaraxa Ku Dhintay Waxay Joogeen Qarax Hore Oo Dadi Ku Dhinteen Hadii........


SOMALIA Muqdisho:- Ma Ogtahay In Kuwa Maanta Ku Dhintay Qaraxa Muqdisho Ay U Soo Joogeen Qaraxyadii Ay Ku Dhinteen Kuwii Iyaga Hortood La Isku Qarxin-Jiray,


Dabcan Hadaanay Joogin-Jirin Halka Ay Qaraxyadaasi Ka Dhacayeena Way Maqleen Oo Waxa Ay La Joogeen Uun Isla Muqdisho,


Haddaba Macquul Ma Tahay In Kuwii Iyaguna Maanta U Joogay Ama Maqlaayey In Ay Ku Fikiraan In Ay Qaarkood Ku Jiri Doonaan Qaraxa Xigga?...... May Qofna Kuma Fikiraayo...

Taasi Waa Fikirkayga, Lkn XASUUSIN: RABBI Wuxu Quraanka Inoogu Sheegay In Aan Qof-na Waqtigiisa {SAACADIISA/AJESHIISA} Aanu Ka Hormaraynin Kana Dib Dhacaynin,
Taasaa-baa Xaqiiqo Ah.

Ibraahim Suxufi Ayaa Qoray

Abdikadir Diidii Boorama
77diidii@gmail.com

Comments