DEG DEG Dab Ka Kacay Guri Ku Yaala Ceerigaabo Iyo Khasaare Uu Gaystay..

SOMALILAND Ceerigaabo:- War Deg Deg Ah Dab Khasaare Baahsan Gaystay Oo Ka Kacay Guri Ku Yaal Xafada Oktoobar Ee Magaalada Ceerigaabo.

Dabkani Ayaa Kacay Xili Aan Sii Fogayn
Lama Oga Khasaaraha Dhabta Ah Ee Dabkani Ka Dhashay.

Dabka Damintiisa Ayaa Waxa Gacan Ka Geystay Dadweynaha Xaafadaasi.

Ma Jirin Dab-damis Soo Gaadhay Goobtaasi Inta Badana Waxa Magaaladaasi Lagu Tilmaamaa Inay Haysato Dabdamis La,aan.

Abdikadir Diidii Boorama
77diidii@gmail.com

Comments