DEG DEG Markab Nooca Xamuulka Ah Oo Laga Afduubtay Somaliya

SOMALIA Kismaayo:- Markab nooca xamuulka ah ayaa lagu afduuby meela kabxsan xeebaha somalia markabkan ayaa waxa kaba banyay calanka dalka srilaanka
markabkan ayaa urarnaa magaalada muqdisho oowady saliid

Bushcad Badeed Looga Shikisanyahay Inay Yihiin Soomaali Ayaa La Sheegayaa Inay Afduubteen
Wixii Ka Soo Kordha Halkan Kala Soco.

Abdikadir Diidii Boorama

77diidii@gmail.com

Comments