Exclusive:- BBCSomali Oo Ku Dhaw In La Xidho Hoos U Dhac Awgiis.

UK London:- Idaacada BBC Qaybteeda Dibadaha La Hadasha Gaar Ahaan Soomaalida Ayaa Waxa Ay Wajahaysaa Culays Cusub Oo Ah Hoos U Dhac.

Warbixin Ay Qortay Jariirad Fadhigeedu Yahay Nairobi Kenya Oo Lagu Magacaabo All East Africa Ayaa Soo Bandhigtay In BBCSomali Hadii Ay Sidani Ku Sii Socoto Xaalkeed Gaadhayo In Albaabada Loo Laabo.

Qodobada Ay Jaziiradani Adeegsatay Waxaa Ka Mid Ah.

Hoos Udhaca Dhinaca Akhriska Wararka Ay Daabacdo Ee Website Ka BBCda.

Maalmihii U Danbeeyay Waxa BBCSomali Qaybteeda Facebooga Lagu Soo Share Garaynayay Warar Hore Ama Qodobka Warka Ah Ayay Saacad Walba Soo Share Garaynayeen.

Hoos U Dhaca Dhinaca Dhagaysiga

Idaacada Maraykanka Qaybteeda Dibadaha La Hadasha Ee VOASomali Ayaa La Sheegayaa In Ay Ka Saro Martay BBCda Sidoo Kale Waxa Ay Jaziiradu Qortay In Idaacadaha Localka Muqdisho Ka Saamayn Badanyihiin BBCda

Jariiradani Waxa Ay Sidoo Kale Cuskatay Shaqaihii Tirada Badnaa Ee Shaqada Baneeyay oo Ay Xuseen

1.Aadan Bare Ducaale
2.Siciid Cali Muuse
3.Axmed Xasan Cawke "AUN"
4.Tafatirihii Guud Yuusuf Garaad Cumar.

Jariiradani Ayaa Sidoo Kale Sheegtay In BBCSomali Hoos U Dheceedu Ka Mid Yahay Shaqaalaha 15ka Gaadhaya Ee Xarunta Nairobi Kuwaas Oo Ah Somali(Kenyan) Ama SUJU

Waxa Ay Sidoo Kale Sheegtay In Ay Somalida Somalida Ah Ay Shaqada Ku Cadaadiyaan Qaybta Kenya

BBCSomali Ayaa Hada Maraysa Wado Ay VOASomali Maraysay Sannado Hore Ka Hor Iyada oo bilowday barnaamijka Dooda Gaaban.

Qoraalkan Oo Intan Ka Dheeraa Waxan Ka Soo Turjumay Jariirada All East Africa

Abdikadir Diidii Boorama

77diidii@gmail.com

Comments