Kooxda Xidigaha Geeska Oo Qabtay Shaqo Dowlada Somaliland Ay Qaban Jirtay Mid La Midah

SOMALILAND Hargeysa:- Fanaatiinta xidigaha Geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay goor dhaweyd kula hadleen Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa Warbaahinta.

Fanaaniinta xidigaha geesku waxaa ay sheegen in kooxdaasi ay si rasmi ah uga sareen fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku sugneed caasimada Somaliya ee Moqdisho

Sidoo kale Kooxda ayaa waxaa dib loogu soo celiyey fanaanka caanka ah ee Maxamed BK oo mudooyinkan danbe kooxdaas dibada ka ahaa.

Abdikadir Diidii Boorama
77diidii@gmail.com

Comments