Maxaa Xigay Barcelona Iyo Tuugaysigii Ciyaarii PSG.

UEFA oo laga yaabo in ay ganaax dul dhigto Deniz Aytekin oo ah garsoorihii dhex-dhexaadinayey kulankii Barcelona iyo PSG.

Ninkaan u dhashay dalka Jarmalka ayaa lagu eedeyn inuu xamili waayey xamaasada kulankaasi isla markaasna qaatay go'aamo qaldan oo ay kamid tahay riigoorihii uu u dhigay Barcelona kadib markii Luis Suarez si fudud isku tuuray daqiiqadii 90-aad ciyaarta.

Saxardiid Xaashi Ardaale Ayaa Soo Akhriyay.

Comments