Qiimihiisa Oo Aad U Qaali Ahaa Maxaa Xalay Iska Badalay Pogpa Kadib Markii....


N’Golo Kante Oo Ceeb Wayn U Soo Jeeday Xidiga Ay Isku Ree France Yihiin Ee Aduunka Ugu Qaalisan Ee Paul Pogba:

Wixii uu N’Golo Kante ka sameeyay kulankii Manchester United waxay xaqiiqdii dhaliil wayn u ahayd Paul Pogba oo ka hoos bixi waayay hadhka xidiga ay isku xulka qaranka France yihiin ee N’Golo Kante. Waqti xaadirkan Paul Pogba ayaa aduunka ugu qaalisan wuxuuna Man United ku joogaa 89 milyan oo gini, laakiin imisa ayuu maanta ahaan lahaa qiimaha N’Golo Kante?.

Comments