Qodobada Wararka Ee Saaka 16.March.2017 Khamiis

1.Abaaraha ka taagan Soomaaliya ayaa dadkii ku nafwaayay waxaa kamid ahaa hooyo gaajo iyo harraad ugu dhimatay meel u dhaw degmada Afgooye.

2.Xaakim heer federaal ah oo ka shaqeeya gobolka Hawaii, ayaa si kumeelgaar ah u joojiyay mamnuucidda uu madaxweyne Trump saaray dadka ka yimaada 6 dal oo Muslim ah.

3.Kooxda Manchester City ayaa ka hartay tartanka horyaallada Yurub, ka dib markii xalay 3-1 ay uga adkaatay Monaco oo gurigeeda lagu dheelayay.

Abdikadir Diidii Boorama
77diidii@gmail.com

Comments