RaysalWasaare Hassan Khayre Oo Kala Qayb Galay Dadwaynaha Salaada Roob Doonta Ah.

SOMALIA Mogadishu:- Raysalwasaaraha Xukuumada Fadaraalka Ee Somalia Mudane Xasan Cali Khayre Oo Salaada Roob Doonta Ah Kala Qayb Galay Kumanaan Shacabka Magaalada Muqdisho.

Mudane Khayre Ayaa Kula Tukanayay Barxada Meel Mutaala Muqdisho Oo Loo Asteeyay In Salaadani Lagu Tukado

Wixii Ka Soo Kordha Halkan Kala Soco

Abdikadir Diidii Boorama

77diidii@gmail.com

Comments