Weriye Abdikadir Diidii:- Ogaysiin Iyo Mahadnaq

SOMALILAND Boorama:- Aniga Oo Ah Abdikadir Mohamed Abdi (Abdikadir Diidii) Waxan U Mahad Celinayaa Dhamaan Bulshada Ku Xidhan Boggan.

Boggani Aan Ku Daabaco Wararka Iyo Warbixinada Ayaa Ayaa Waxa  Uu Noqday Kani Ugu Akhriska Badan Magaalada Borama Iyo Somalilandba.

Waxa Uu Boggani Mahadnaq Siinayaa Bulshada Ku Xidhan Waxa Uuna Sidoo Kale Ogaysiinayaa Inuu Ka Balaadhin Doono Warbixinada Wararka Barnaamijyada Oo Aad Heli Doontaan Kuwo Tayo Leh.

Warar Ka Madhan Qabyaalad Iyo Nin Jeclaysi Ayaad Heli Doontaad.

Waa Mulkiilaha Boggan

Abdikadir Diidii Boorama

77diidii@gmail.com

Comments