Xaamid Karazay Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay.

Waxa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia Lagu Dhaawacay Kadib Markii Qarax Gaadhigiisa Loogu  Xidhay Farsamo Yaqaan Ka Tirsan Televisionka Universal.Qaybtiisa Muqdisho.

Wararka Aan Helayno Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Gaadhiga Xaamid Karazay Uu ahaa Nooca Raaxada Ee Loo Yaqaano Crown ka Laakiin Ma Jirto Cid Sheegatay Inay Ka Danbaysay.

Dhaawaca Farsamayaqaankan Ayaa Loola Cararay Cisbitaalka Madina Ee Magaalada Muqdisho.

Wixii Ka.Soo Kordha Halkan Kala Soco.

Diidii:Xuquuqdu Way Dhowrantahay

Abdikadir Diidii Boorama

77diidii@gmail.com

Comments