Boorama:Halkay Maraysaa Xaalada Shuban Biyoodka Ka Dilaacay Qaybo Ka Mida Xaafadaha Borama

Magaalada Boorama Waxa Maal-mihii U Danbeeyay Soo Baxayay Warar Sheegaya In Shuban biyood ka dilaacay Qaybo Ka Mid Ah Xaafadaha Koonfurta Boorama



Comments