C Raxmaan Cirro Ma Ogyahay 100 Afayeen Ee Waddani Ku Leeyahay Boorama.

Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Waddani Qaybtiisa Boorama Ayaa Sheegay In Uu Ku Fashilmay Xoghayaha Gobolka Awdal Mustafe Duuduu Isaga Oo Fariina Faray.
Siyaasigani Ma Uusan Sheegin Masuuliyada Uu Ka Hayo Xisbiga Iyo Magaciisaba.


HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Comments