Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Awdal Oo Xukuumada Uga Xadiisay Qodobo Uu Sheegay Inay Yihiin Xasaasi

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Awdal Mudane Cabdikariin Muuse Maal Oo Warfidiyeenka Kula Hadlaya Boorama  Xukuumada Uga Xadiisay Dhibaatada Sixir-Bararka.

Waxa Kale Oo UU Baaq U Diray Gudida Doorashooyinka Qaranka
Isaga Oo Soo Hadal Qaaday Dad Shuban Boorama Ugu Geeriyooday.







Comments