Daahir Rayaale Kaahin Oo Maanta Kusoo Laabtay Somaliland Si Uu Uga....

Hargaysa- Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ayaa Maanta Kusoo Laabtay Dalka Si Uu Uga Qayb Galo Caleema Saarka Madxweynaha La Doortay Ee Muuse Biixi Cabdi.

Rayaale Ayaa Somaliland Ka Soo Noqday Madaxweyne Mudadii U Dhaxaysay 2003-2010 Oo Xisbiga Kulmiye Uga Guulaystay Doorashadaasi Kadiba Si Dimuquradiyada U Wareejiyay

Comments