DEG DEG Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi Oo Goor Dhaw Lagu Dhawaaqayo.

HARGAYSA- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa La Filayaa In Uu Saacadaha Soosocda Ku Dhawaaqo Golaha Wasiirada Xukuumadiisa.

Warar Is Khilaafsan Oo Ka Soo Baxaya Liiska Xukuumadiisa Taasi Oo La Sheegayo Maxad Ka Cudur Daaratay Xilalkaasi.

Muuse Biixi Ayaa Horay U Sheegay In Xukuunadiisu Koobnaan Doonto Iyada Oo Lagu Xulan Doono Aqoontooda.

Comments