Halkan Ka Akhriso Magacyada Iyo Qabaa'ilka Ay Ka Soo Jeedaan Wasiirada Cusub Ee Somaliland Ee Maanta La Magacaabay.


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa manta magacaabay Gole Wasiiro oo ka Kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen.

Garxajis

1-Yuusuf Maxamed Cabdi Raage (Wasiirka Horumarinta Maaliyada) Ciidagale
2-Yuusuf Maxamuud Nuur Boos (Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada) Habar Yoonis
3-Shugri Baandare Wasiirka Deegaanka Iyo Horu Marinta Reer Miyiga. Habar Yoonis
4-Dr. Xasan Ismaaciil Yusuf Warsame (Wasiirka Caafimaadka) Habar Yoonis
5-Maxamed Muuse Abees Faarax Wasiir Xigeenka Warfaafinta Ciidagale
6-Cabdiqaadir Maxamuud Dhaga Wayne Wasiir Xigeenka Waxbarashada Ciidagale

Habar Awal

1-Dr Sacad Cali Shire Naaleeye (Wasiirka Arimaha Dibada) Ciise Muuse
2-Cabdilaahi Abokor Cismaan Wasiirka Gaaddidka Iyo Horu Marinta Jidadka Ciise Muuse
3-Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jinbriil (Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada) Sacad Muuse
4-Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye Wasiirka Warfaafinta Wacyi Geinta Iyo Dhaqanka Sacad Muuse
5-Maxamed Muuse Diirye Wacays Kuxigeenka Arimaha Gudaha SacadMuuse

Arab

1-Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wasiirka Horumarinta Maal Gashiga. Arab
2-Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed (Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta) Arab
3-Liibaan Axmed Yusuf Xuseen Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibada Arab
HabarJeclo
1-Maxamed Kaahin Axmed ( Wasiirka Arimaha Gudaha) #HabarJeclo
2-Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Wasiirka Arimaha Xidhiidhka Golayaasha Dastuurka #Habarjeclo
3-Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Horumatrinta Kaluumaysiga HabarJeclo
4-Hinda Jaamac Xirsi Wasiirka Arimaha Shaqo Galinta Arimah Bulshada Iyo Qoyska HabarJeclo
5-Jaamac Maxamuud Cigaal Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta HabarJeclo

TolJecle

1-Maxamed Daahir Axmed Furre Wasiir Ku Xigeenka Horu Marinta Maaliyada. TolJecle

Ayuub

1-Yurub Abiib Cabdi Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha Ayuub
Harti

1-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin Faarax ( Wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska) DhulBahante
2-Cabdriashiid Xaaji Ducaale Qanbi Cabdalla (Wasiirka Hawlaha Guud) Dhulbahante
3-Saleebaan Koore Yuusuf Cali Koore Wasiirka Horu Marinta Biyaha. Dhulbahante
4-Ciise Axmed Yuusuf Cadale (Wasiirka Gaashaandhiga) Warsangali
5-Sahal Maxamed Jaamac Faarax Wasiir Xigeeenka Gaadiidka Iyo Horu Marinta Jidadka. Warsangali

Samaroon Gadabuursi

1-Caawaale Ibrahim Shirwac Lodoon ( Wasiirka Qorshaynta) Samaroon
2-Maxamuud Xasan Sacad Iidle ( Saajin) Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska Samaroon
3-Axmed Muumin Seed Habene (Wasiirka Horumarinta Beeraha) Samaroon

Gabooye

1-Eng Xuseen Ibrahim Xasan Buuni Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta Gabooye

Abdikadir Diidii Boorama

Comments