Hargaysa: Wasiir Zamzam Abdi Aadan Oo Qabyaalad Cad Kula Kacday Madaxweynihii Hore Ee Rayaale

{Hargaysa} Wasiirada Maaliyada Somaliland Ee Xilkeedu Dhamaaday Samsam Abdi Aadan Oo Manta Ka Qayb Gashay Munaasibad Lagu Furayay Siiraanyo Interanational Liberairy Ayaa Iyada Oo Ka Hadlaysa Madaxdii Somaliland Ee Waxqabadka Muuqda Ka Gaystay Ay Ka Tagtay Madaxweyne Rayaale Oo Somlailand Gaadhsiiyay Dimuquradiyada Sare Ee Somaliland.




Comments