Reer Awdal Miyay Heleen Saamigoodii Mar Hadii Ay Hambalyeeyeen Xukuumada Cusub Ee Muuse Biixi?..

BOORAMA- Wax Saamiya Nagama Maqna Ayay Yidhaahdeen Qaar Kamida
Shacab Waynaha Ku Nool Gobolka Awdal Oo Hambayleeyey Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi Cabdi.
Waxay Si Gaara Hambalyo Ugu Direen Wasiirka Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiska Maxamuud Xasan Sacad "Saajin"






Comments