Saddexda Wasiir Ee Reer Awdal Iyo Xilalka Ay Ka Hayaan Xukuumada Cusub Ee Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa manta magacaabay Gole Wasiiro oo ka Kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen Kuwaasi Oo Reer Awdal Ku Yeesheen Saddex Wasiir Oo  Kala Haya Xilal Kala Duwan Oo Sidan Hoos Ku Xusan Ah.

Sawirka Saddexda Masuul


1-Caawaale Ibrahim Shirwac Lodoon ( Wasiirka Qorshaynta) 
2-Maxamuud Xasan Sacad Iidle ( Saajin) Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska 
3-Axmed Muumin Seed Habene (Wasiirka Horumarinta Beeraha) 

Comments