HARGAYSA- Maxamed Cali Aw Cabdi Oo Ah Siyaasiga Ugu Aqlabiyada Badan Galbeedka Somaliland Ayaa Maanta Hargaysa Kulan Kula Qaatay Madaxwenaha Somaliland Muuse Biixi.
Madaxweynaha Ayaa Kulan U Qabtay Masuuliyiinta Xisbigii Rajada Shacabka Ee Wadani Oo Doorashadii Looga Guulaystay.
Comments
Post a Comment