SPORTS: Isku Aadka Koobka Champions League Oo Goor Dhaw La Qori Tuuray Iyo Kulamo Xasaasiya.......

SPORTS- Kooxaha kaalinta kowaad groupyadooda kaga soo baxay waxay marti noqon doonaan kulamada lugta hore ee wareega 16ka kooxood ee la ciyaari doono 13/14 February 2018 halka kulamada lugta labaad la ciyaari doono 20/21 February 2018 iyada oo kulamada lugta labaad lagu ciyaari doono kooxaha kaalinta kowaad kaga soo dhamaystay groupyadooda.


Isku Aadka Wareega 16ka Oo Dhameystiray


Juventus v Tottenham
Basel v Manchester City
FC Porto v Liverpool
Sevilla v Manchester United
Real Madrid v Paris Saint-Germain
Skahtar Donestk v AS Roma
Chelsea v Barcelona
Bayern Munich v Besiktas

Comments