WAR DEG DEG AH Cali Cabdala Salax Oo Duqayn Lagu Dilay Goor Dhawayd

Hogaamiyihii Hore Midowga Yemen Mudane Ali Abdala Salah Ayaa Goor Dhaway La Sheegay In Lagu Dilay Duqayn Kuwaas Oo Ay Sheegeen Xuutiyiintu Inay Ku Duqeeyeen Hoyga Uu Ka Deganyahay Magaalada Sanca Ee Dalkaasi.

Mr Salah Wuxuu Dhashay 21 March 1942 Waqooyiga Yemen Waxaa Loo Doortay Madaxweynaha Waqooyiga Yemen
17 July 1978 Da'adiisu Tahay 36 Jir.

Waxaa Kadib Loo Doortay Hogaamiyihii Midowga Yemen 22 May 1990 Ilaa Kacdoonki Carabtu Xilka Ka Tuuray 2011.

Wuxuu Xulafo La Sameystay Xuutiyiinta Ilaa Ay Ku dileen Guriiga Maanta 4 December 2017

Abdikadir Diidii Borama

Comments