WAR DEG DEG AH LIISKA WASIIRADA LA MAGACAABAY GOOR DHAWAYD.

HARGAYSA-Qaar ka mid ah warbaahinta ku jirta gudaha madaxtooyada ayaa

 waxaa ay si rasmi ahu heshay qaar ka mid ah magacyada golaha wasiirada uu mar dhaw Madaxweyne Muuse Biixi ku dhawaaqi doono

1. Maxamed kaahin Axmed (arrimaha gudaha)

2. Sacad Cali shire (arrimaha dibada)

3. Yuusuf maxamed Xuseen (maaliyadda)

4. Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ( warfaafinta)

5. Xasan Gaafaadhi (xanaanada Xoolaha & kaluumaysiga)

6. Maxamuud Warsame Jaamac.

7. Cawaale ibraahim Shirwac

8. Jaamac Xaaji Maxamuud (Macdanta & tamarta)

9. Shugri xaaji Bandare.

10. Hinda Gaani (wasiirka Arrimaha bulshada)

11. Xuseen Ismaaciil. ( xuseen ismaaciil)

12. Saleebaan Cali Koore. (wasaaradda biyaha)

13. Yaasiin Xaaji maxamuud faratoon.

14. Yurub abiib (wasiir ku xigeen)

15. C/rashiid Ducaale Qambi

16. Ahmed Muumin Seed.

17. Cusmaan Sheekh Axmed

18. Axmed Muuse Abees( wasiir xigeeenka warfaafinta)

19. Maxamed Xaaji Aadan

Source Ilays News

Comments