WAR WAYN Wasiir Saleebaan Xaglo Toosiye Xaaskiisii Oo Burco Lagu Xidhay Iyo Laba Gaadhi Oo Uu Wasiirku Lahaa


BURCO-Laba Gaadhi oo uu Lahaa Wasiirkii Horee Caafimaadka Xagla-tooiye oo Siday Qoyskiisii iyo Askartiisii Ayaa Burco Lagu Xidhay Iyagoo Usocday Magaalada Buuhoodle,
Waxaana Lasheegayaa In 5 Ambulance oo Wasaaradda Caafimaadku Lahayd Shalay Ay Gaadheen Buuhoodle oo Halkaa Xaglo-toosiye Gaystay.

Ex Wasiir Xaglo-toosiye Ayaa Sheegay In Qoyskiisu Gobolka Sool Usocdeen Isagoo Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Si Deg-dega Loosii daayo Qoyskiisa Askasrtiisa iyo Baabuurtiisa.

Xagla-toosiye oo Filayay In Lagu Darayo Golahii Wasiirada ee Shalay Lamagacaabay Ayaan Isku Dhex Arag Taasoo Ku Sababtay Inuu Ka Guuro Magaalada Hargaisa
Xukuumadda Ayaa Ku Tuhunsan Xagla-toosiye Inuu Magaaladiisii Buuhoodle Ka Abuuro Xaalado Nabad galyo Darro.

Masuulka Lagu Bedelay ee Loo Magacaabay Wasaaradda Hawlaha Guud oo Ay Isku Jifi Hoose Yihiin Ayaa Hore Wuxuu Ula Shaqayn Jiray Wasiir Xagla-toosiye.

Comments