Weriye Aadan Cabdi Ciidle Oo Soo Bandhigay Siro Kala Duwan Oo Ku Saabsan Tvgiisii Hore Ee HCTV Kadib Markii Ay Shaqadii Ka Buriyeen.

Taladaak La Ruugin Waalagu Rafaada Xaajadaan La Ruugina Rag Helin Waalagu Rafaada Dhanka Kalana Majirto Arin Aan Dadka Wada Joogaa Kumurmina Arin Ma Noqdo Sidaasi Daraadeed Soomaalidu Arin Walba Wayka Hadashay Oo Waxay Tidhi Carab Iyo Labadiisa Daanba Way Isaseegaan , Murana Waa Ina Daanwayne Meel Shaqo Kasocoto , Waxaakale Oo Soomaalidu Hore U Tidhi Nin Habari Dhashay Halma Seegi Waayo Waxaaqalad Dhacayna , Dadkaa Ka Garanaqay Waanayku Mahadsanyihiin Inay Gacanta Nala Soo Galiyaan Ialayn Waxaanu Ahayn Meherad Wayn Oo Cidwalba Tirsanaysee

Waxaan Halakan Ugu Mahadnaqayaa Dhamaan Taagewrayaashii Labada Dhinac Ee Arintan Gurmadka Dagadaga Ah Kusoo Galay ,Kuwa Aniga Iidan Ahaa Iyo Kuwa Tv Ga Udan Ahaaba Waxaad Uwada Dan Ahaydeen Tv Ga Waayo Waxaad Ahydeen Gurmad Meherada Danka Lahaa

Waxaan Halakan Ajigooka Wakiila Gudidii Labada Dhinac Ee Maanta Arinta Kuwada Galay Hotel Like Asal , Waxaan Wadajir Ugu Mahadbaqaynaa Saxaafadii Soomaalimd Ee Dareenka Togan Ka Qaadatay , Arinta Soodabaalida Muranka Hadheeyay Anagoo Isku Dhan Tv Ga ,W

Waxaan Xaal Gole Jooga Kasiinaynaa Fidkastoo , Dhubsatay Aintaasi Tv Hctv Waxaan ,Xaalkale Kasiinaynaa Daawadayaasha Iyo Taagewrayaasha Aanu Shanta Cisho Isku Dhex Haysanay Xaalqaata Dadku Wuukala Tagaa Waligiina Mawada Joogo Dad Sagaal Caruura Iskule Ayaa Yoomkala Qaata Yoom Ciyaalka Anaguna Malaaiig Maanaan Ahayne Basha Iska Dhib Badan Baanu Ahayne Bal Horta Maadama Aanu Hayn Tv Wayn Oo Mudo Soo Jiray Hadii Hadalakayagu Dibada Usoo Baxa Bulshada Waanu Karaali Galinayanaa Waxaas Naga Dhex Qaraxay Raali Ahaada

Hadaba Aan Hoos Usoo Daadago Ee Waxaala Yidhi God Libaax Layo Lagama Waayo Ee Anagaa Isku Habar Wacanay Waxayagiina Dhamaysanay Iyadoo Aanu Ubaahanay Woxoogaa Isla Inaga Uuna Oo Aan Naga Fogayn Waxaananu Qado Kuwada Yeelanay Hotel Like Asal Iayadoo Laabata Laysa Saaray , Waxii Daanataasi Dabayli Ha Qaado Waxii Daantaas Yaala Dabayli Haqaado Waxka Wanaagsan Waanu Garan Waynay , Waxii Wanaagayaga Jeckaana Wadajir Udhamaynaye Ducadu Waa Xagiina Waxii Dhibtayada Jeclaana Habaar Waa Dibada

Ugu Danabayn Khilaafkaygii Ma Noqon Mid Lasii Walqiyo , Ugudanabayn Waxaanu Xurmadaasi Balaadhan Iyo Caafimaadkaasi Gaadhsiinaynaa Cidkastoo Wada Noolaanshiayahaga Jeclayd Waakaas Arinkaasina Sifiicanbaanu Udhamaysanay , Waxaanankusoo Fajaray Shanqadh Yar Iyo Hawl Midaysan Hanabalyo Dhamaantiin Xurmaanu Idiin Hayanaa Mana Jirto Cid Wajigabax Kala Tagtay Iyo La Eryaday Ee Dhamaantayo Waanu Qada Guukaysanay Guushuna Aduun Iyo Afmaahee Waa Asturaad

Ugudanabayn Waxaan Aad Ugu Mahadnaqaynaa Wada Jir Odayaga Tv Gale Faraxaan Xaaji Cali Oo Soo  Goleeyay Inaanu Meel Kusoo Wada Tukano Shaydaankana Iska Naaro Igu Danabayn Wabilaahi Tawfiiq Arimaha Soo Kordhana Waxaanu Kusoo Gunanaydaynaa Wada Gorfayntaasi

Comments