Hami Dhismo Dawladnimo Taam ah Hagardaamo Shisheeye Taageer Shacab iyo Bilowga Guusha2018! Sanadkii 2017 waxa dalka ka dhacay isbadal ninba gaar umacneeyay Dawladnimo shacbiyad leh iyo mucaaradadad garab shisheeye leh. Waxan u Hambalyaynayaa Madaxda u adkaysatay dhacdooyin hagardaamo iyo jidgooyo cad oo macnaheedu ahayd burburinta rajada Shacabka. Halkan waxa aan ku soo qaadanayaa qodobo sababi karay Khilaaf, Niyadjab iyo Sidii Caadada ahayd Madax iskudhacda iyo Shaqooyin hakad gala dhaxalkeduna yahay burbur iyo Dibusocod!. 1- Abuuritaanka Kudlo La Magac baxday HoreUsocod oo noqotay dhaqdhaqaaqii ugu horeeyay ee Mucaaradka Burburinta Qaranka oo lagaga dhawaaqay Nairobi Xukuumada oo Jirtay Usbuucyo yar, Shacabka oo ay eedaymo bdan kala kulmeen dib ayay ugurteen saamayntooduna wax saamayn ahna kuma yeelan. 2-Dhimashadii Wasiir Siraaji oo udhacday si aan kas ahayn dawladuna ay jawaabo adag ka qaadatay iyadoo xilkii ka qaaday hanti dhawrahii isla markaana maxkamadaysay eedaysani...
- Get link
- X
- Other Apps